Welcome to
Sansom Company

We are a dedicated team committed to helping individuals and businesses grow their wealth through smart investments and financial solutions.

Sansom Investment Logo

Ku Saabsan Shirkadda SANSOM

Baro Shirkadda Sansom

Sansom Services
Sansom Video Thumbnail
Sansom Video Thumbnail

Shirkadda Sansom waa ganacsi kobcaya oo firfircoon, kana howl-gala magaalada Muqdisho, Soomaaliya. Waxay diiradda saartaa horumarinta ganacsiyada yaryar ee bixiya adeegyo iyo badeecooyin tayo sare leh oo wax ku ool ah, kuwaas oo loogu talagalay degaanka.

  • Ganacsiga elektarooniga ah (e-commerce)
  • Maareynta hantida maguurtada ah
  • Suuq-geynta dhijitaalka ah
  • Adeegyada cuntada
  • Iibinta kalluunka
  • Beerista khudaarta
  • Noocyada kalluunka shirkaddu iibiso:
    Toonada, Jeedar Yumbi, Shucbaan iyo Daanbiri.

bus kaa haqabtiraya Dalxiis gudaheda iyo banaankeeda magalada

  • GO & BACK
  • CAWAYSKA DHALINYARADA
  • DALXIIS BACAADKA NIMOW
  • DALXIIS XEEBTA NIMOW
  • SAWIRO QURXOON

Travel Agency - Tikidhada Gudaha Soomaaliya

Shirkaddu waxay bixisaa tikidhada duulimaadyada gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo adeeg fiican u fidisa macaamiisha.

Duulimaadyada Dalka:

  • Mogadishu (MGQ) to Hargeisa (HGA)
  • Mogadishu (MGQ) to Garowe (GGR)
  • Mogadishu (MGQ) to Bosaso (BSA)
  • Mogadishu (MGQ) to Galkayo (GGR)
  • Mogadishu (MGQ) to Kismayo (KMU)
  • Mogadishu (MGQ) to Dhuusamareeb
  • Mogadishu (MGQ) to Guriceel
  • Mogadishu (MGQ) to Jawhar
  • Mogadishu (MGQ) to Laascaanood
  • Mogadishu (MGQ) to Baydhabo
  • Mogadishu (MGQ) to Baraawe
  • Hargeisa (HGA) to Garowe (GGR)
  • Garowe (GGR) to Bosaso (BSA)

kala Xiriir

Landline: 848603

Mobile: +252-614960307 / +252-687031389 / +252-624500815

Email: sansomcompany.so@gmail.com

Goobta: Taleex, Degmada Waberi, Muqdisho - Soomaaliya

Our Services

Explore What We Offer

Service

Financial Planning

We provide personalized financial planning solutions that help individuals and businesses manage their income, savings, expenses, and long-term wealth goals.

  • Budget & Expense Management
  • Retirement and Future Planning
  • Family Wealth Protection

Service

Business Consulting

We support entrepreneurs and small businesses in optimizing operations, increasing revenue, and navigating challenges through strategic consulting.

  • Market Analysis and Feasibility Studies
  • Business Model Development
  • Startup and SME Growth Plans

Service

Investment Portfolios

Our investment portfolio services are tailored to help you build wealth safely, using diversified strategies in local and international markets.

  • Risk Assessment & Allocation
  • Monthly & Annual Returns
  • Individual & Corporate Investment Options

Service

Real Estate Solutions

We help clients invest in profitable real estate opportunities — from residential properties to commercial buildings and land development.

  • Residential & Commercial Properties
  • Rental Income Projects
  • Land Evaluation & Development

MACAAMIISHEENA

Maxay Ka Sheegayaan Shirkaddeena

Sansom Company waxay iga caawisay inaan bilaabo maalgashi muddo dheer ah. Waxaa iga caawiyeen qorsheynta maaliyadda iyo fahamka suuqyada. Waxaan hadda helaa faa’iido bille ah!

Khadar Warsame

Maalgaliye Madaxbannaan

Khadar

Ganacsigaygii yaraa wuxuu helay koror weyn kadib markii aan la tashaday Sansom. Waxay ii sameeyeen qorshe ganacsi, waxayna iga caawiyeen sidii aan u heli lahaa deyn aan ku kobciyo.

Sahra Ismail

Mulkiilaha Sahra Collections

Sahra

Markii aan bilaabay la shaqaynta Sansom, waxaan la yaabay sida ay u qotodheer yihiin adeeggoodu. Maanta waxaan leeyahay guri ganacsi aan kasoo iibsaday lacagtii aan maalgeliyay.

Yusuf Abdi

Real Estate Investor

Yusuf

Book A Table

Book Your Stay With Us

Loading
Your booking request was sent. We will call back or send an Email to confirm your reservation. Thank you!

Contact

Need Help? Contact Us

Address

Taleex, Waberi district, Mogadishu-Somalia

Call Us

+252614960307

Email Us

sansomcompany.so@gmail.com

Opening Hours

saturday-Thursday: 11AM - 23PM; Friday: Closed

Loading
Your message has been sent. Thank you!