Welcome to
Sansom Company
We are a dedicated team committed to helping individuals and businesses grow their wealth through smart investments and financial solutions.

Ku Saabsan Shirkadda SANSOM
Baro Shirkadda Sansom



Shirkadda Sansom waa ganacsi kobcaya oo firfircoon, kana howl-gala magaalada Muqdisho, Soomaaliya. Waxay diiradda saartaa horumarinta ganacsiyada yaryar ee bixiya adeegyo iyo badeecooyin tayo sare leh oo wax ku ool ah, kuwaas oo loogu talagalay degaanka.
- Ganacsiga elektarooniga ah (e-commerce)
- Maareynta hantida maguurtada ah
- Suuq-geynta dhijitaalka ah
- Adeegyada cuntada
- Iibinta kalluunka
- Beerista khudaarta
Noocyada kalluunka shirkaddu iibiso:
Toonada, Jeedar Yumbi, Shucbaan iyo Daanbiri.
bus kaa haqabtiraya Dalxiis gudaheda iyo banaankeeda magalada
- GO & BACK
- CAWAYSKA DHALINYARADA
- DALXIIS BACAADKA NIMOW
- DALXIIS XEEBTA NIMOW
- SAWIRO QURXOON
Travel Agency - Tikidhada Gudaha Soomaaliya
Shirkaddu waxay bixisaa tikidhada duulimaadyada gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo adeeg fiican u fidisa macaamiisha.
Duulimaadyada Dalka:
- Mogadishu (MGQ) to Hargeisa (HGA)
- Mogadishu (MGQ) to Garowe (GGR)
- Mogadishu (MGQ) to Bosaso (BSA)
- Mogadishu (MGQ) to Galkayo (GGR)
- Mogadishu (MGQ) to Kismayo (KMU)
- Mogadishu (MGQ) to Dhuusamareeb
- Mogadishu (MGQ) to Guriceel
- Mogadishu (MGQ) to Jawhar
- Mogadishu (MGQ) to Laascaanood
- Mogadishu (MGQ) to Baydhabo
- Mogadishu (MGQ) to Baraawe
- Hargeisa (HGA) to Garowe (GGR)
- Garowe (GGR) to Bosaso (BSA)
kala Xiriir
Landline: 848603
Mobile: +252-614960307 / +252-687031389 / +252-624500815
Email: sansomcompany.so@gmail.com
Goobta: Taleex, Degmada Waberi, Muqdisho - Soomaaliya
Our Services
Explore What We Offer
Service
Financial Planning
We provide personalized financial planning solutions that help individuals and businesses manage their income, savings, expenses, and long-term wealth goals.
- Budget & Expense Management
- Retirement and Future Planning
- Family Wealth Protection
Service
Business Consulting
We support entrepreneurs and small businesses in optimizing operations, increasing revenue, and navigating challenges through strategic consulting.
- Market Analysis and Feasibility Studies
- Business Model Development
- Startup and SME Growth Plans
Service
Investment Portfolios
Our investment portfolio services are tailored to help you build wealth safely, using diversified strategies in local and international markets.
- Risk Assessment & Allocation
- Monthly & Annual Returns
- Individual & Corporate Investment Options
Service
Real Estate Solutions
We help clients invest in profitable real estate opportunities — from residential properties to commercial buildings and land development.
- Residential & Commercial Properties
- Rental Income Projects
- Land Evaluation & Development
MACAAMIISHEENA
Maxay Ka Sheegayaan Shirkaddeena
Book A Table
Book Your Stay With Us
Contact
Need Help? Contact Us
Address
Taleex, Waberi district, Mogadishu-Somalia
Call Us
+252614960307
Email Us
sansomcompany.so@gmail.com
Opening Hours
saturday-Thursday: 11AM - 23PM; Friday: Closed